Xiddiga kooxda Man United ee Bruno Fernandes ayaa fariin la yaab leh oo lix kelmad ah u diray Jadon Sancho kadib markii uu xiddiga garabka ka ciyaara ee Man United u soo bandhigay qaab ciyaareed ...
Kubad sameeyaha Real Madrid Brahim Diaz ayaa lagu soo waramayaa inuu wajahayo labo bilood oo uu garoomada ka maqnaan doono kadib dhaawacii ka soo gaaray kulankii Real Sociedad Sabtidii. 25-sano j...
https://ciyaaro.com/kubad-sameeyaha-real-madrid-brahim-diaz-oo-mudo-ka-maqnaan-doono-garoomada/
Waxa la soo afjaray kulamadii 4-aad ee tartanka champions League iyada oo la ciyaaray kulamo xiiso leh. Kooxaha Man United, Man City, Arsenal iyo chelsea ayaa dhamaantood guulo muhiim ah ka gaadh...
https://ciyaaro.com/shaxda-ugu-fiican-todobaadka-prmeier-league-oo-la-shaaciyay/
Tababaraha kooxda Arsenal Mikel Arteta ayaa carabka ku adkeeyay sida uu ugu faraxsan yahay ciyaartoyda kooxdiisa kadib guushii ay ka gaareen kooxda Tottenham Hotspur Axadii kulan ka tirsanaa hory...
Barcelona ayaa sii waday qaab ciyaareedkeedii cajiibka ahaa iyaga oo xasuuqay kooxda Girona. Kooxda Hansi Flick ayaa sii wada wacdarihii ay dhigaysay horyaalka La Liga iyaga oo guul weyn ka gaadh...
Kooxda Newcastle ayaa daba joogta 28-jirka reer Germany ee Leroy Sane oo ah 28-jirka reer Germany, kaasi oo heshiiska ka maqan dhamaadka xilli ciyaareedkaan. (Football Insider) Kooxda Bayern Muni...
Kooxda Arsenal ayaa gaadhay guul muhiim ah iyaga oo ka badiyay kooxda ay xafiiltamaan ee ee Tottenham kulan ka tirsanaa premier League. Kulanka ayaa ahaa mid aan muujin xaqiiqada marka la eego si...
https://ciyaaro.com/arsenal-oo-kabaha-la-dulmartay-tottenham/
Messi ayaa wacdaro lasoo laabtay, kadib markii uu xalay labo gool dhaliyay shan daqiiqo gudaheed markii uu ka soo laabtay dhaawac. Lionel Messi ayaa soo laabtay iyadoo weeraryahanka halyeeyga ah ...
Ciyaartoyda waaweyn ee Carlo Ancelotti Vini Jr iyo Kylian Mbappe ayaa labadoodaba guul ku hogaamiyay kooxda. Kylian Mbappe ayaa dhaliyay goolkiisii seddexaad ee Real Madrid labo kulan oo ay...
Mikel Arteta ayaa diiday inuu xaqiijiyo maqnaanshaha xiddigaha Martin Odegaard iyo Riccardo Calafiori kulanka axada ee waqooyiga London ee ay wajahayaan Spurs. Gunners waxa ka maqan dhawr xiddig ...